ካሊጋ ጋሪ ሃዋዲን
Ururka wadayaasha APP waa halkan
Ururka Darawalada aya guulo dhaxal gal ah ah so hooyiyay darawalada Uber iyo Lyft e Se Seattle, iyagoo ku guulaystay heerqada shaqada ee qaranka hogaamina oo ay ku jiraan
- Fasaxa jirada ee la siyo darawalada Magaalada ሲያትል - shaqaalihii ugu horeyay ee dalka ka shaqeya oo heli kara maalmo jiro oo musha ah – sidaa drteed qasab ma'aahhan darawalada ay aadan shaqo iyagoo xanuunsan inta lagu jiro cudurka faafa ee COVID-19.
- ሴትል Waxaamisaa cadaalad u raadinta dhanka mushaar bixinta waanka o dhan, iyadoo hubinaysa in darawaladu kasbadaan mushaar noloiar kufilan Kharshkooda kadib.
-
Waa shaqaalaha wawaalaha ugu horreeya oo laga aaco shaqo-joojin aan cadaalad ahayn iyo samaynta xarun taageero darawallada isticmaalo app-ka.
RIIX HALKAN SI AAD U OGAATO XUQUUQDAADA
ዋክሳ ነሀይ/ኡታጋናሃይ/ማታልኖ
Ururka Darawalada waa codka ዋሽንግተን ee በካ ባዳን 30,000 oo darwaliin ah kuwaas oo katirsan Uber iyo Lyft. Ka dib san aan u doodaynay si madax banan, waxaan samaynay Ururka ay ku midaysan Darawaliinta si an kor ugu qaadno cadaalada iyo hufnaanta wars hadahaha gaadidka gaarka a ee Seattle... 14 luuqadood oo kala duwan ayay ku hadlaan shaqaalaha ururka darawaliinta.
RIIX HALKAN SI AAD U OGAATO XUQUUQDAADA
ታን iyo markii la bilaaabay Xarunta Kheyraadka Darawalada sanadkii 2021, Urka Darawalada aya awood siiyay oo horumariyay nolosha kumanaan darawaliinta Uber iyo Lyft iyada oo marao mataad, wacyigelin, waxbarasho, iyo adeegyo kale oo taageero ah. ኢላ ሀድዳ ዋክሳአን ጋርኔ
- 17,003 xiriir oo lala yeeshay darawalada iyaiiyay waxbarashada ku saabsan guulihii dhawaa, adeegyada taageerada, iyo agabka
- 327 dhacdo oo wacyigelin ah oo isku xirta darawallada talaallada, PPE, faa'idoooyinka, iyo ogolaanshaha kaalmada
- 1,806 ታባባሮ ku saabsan "Ogow Xuquuqdaada" oo loo qabtay darawalada iyadoon loo eegin xubinnimada ee ururka.
- 4,658 darawalo ayaa galay Xarunta Kheyraadka Darawalada
- 976 ሻኮ joojin aan cadaalad ahayn ayaala aqoonsaday
- 276 akoonnada darawallada ayaa dib loo hawlgeliyay si ay you so celiyaan ilo dakhli iyo xasillooni maaliyade!